Home » Archives by category » Opinion

Maxaa ka dhaxeeya Falaga iyo Astaamaha Xisbiyada?

Waxa jiray wax ay kaga soocnaayeen urruraddii ku soo bixi waayey tartanka doorashooyinkii dalka ka qabsoomay, saddexdda xisbi qaran ee UCID, WADDANI iyo Xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE, taasoo ah dhinaca astaanta saddexda xisbi ay la waddaagaan astaanta guud ee qaranka Jamhuuriyadda Somaliland. Waxa is diiwaan galiyey 23-urur siyaasadeed, waxaana ka qayb-qaatay tartanka doorashooyinka […]

Haddii uu sii dedaalo, halkaana waa uu ka gudbaa oo wuxu gaadhaa ama haab-haabtaa heer Soomaaliyeed. Waa dallacaad. Waa korsiimo. “Feedhaha xidhiidhsamay lafahan, xuubku ka idlaaday, Jidhkaygii xariirta u ekaa, xaaluf quruxdiiye, Hadduun baan xaraarugay sidii, xamil-gab awryaale, Xafta waxaydin ii laba-listaan, xooxda lay maalye, Cidluun baan xayuugnahay sidii, xuunshadii Gubane, Waxba yaanu xeerkay I […]

Continue reading …